Hooyo shan caruur ah laga qaatay Norway, dibna loogu soo celiyay
(Calanka.com) - Posted at 18/11/2012
By Admin
Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Safiyo Cabdi ayaa dowladda Norway waxa ay ka qaaday shan caruur ah oo ay dhashay


Shabakadda warbaahinta Calanka ayaa waxaa u suuro gashay in ay wareysi la yeelato Hooy soomaaliyeed oo ay dowladda Norway ka qaaday shan caruur ah oo ay dhashay kadib markii lagu eedeeyay in ay Soomaaliya geyneyso islamarkaana soo gudeyso.

DAAWO FILMKA:

Hooyo Safiyo ayaa sheegtay in uu soo far-fiiqay ruux soomaali ah, kaas oo u sheegay hay`adda bad-baadada caruurta Norway war aan saxsaneyn, sidaasna ay usoo abaareen gurigeeda.

Wariye: Wiil Jalalaqsi

 

 

 

 
Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda





 


 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

Calanka TV @ 2013