Xafiis cusub oo xawaaladda Amal Express ah oo laga furay Oslo, Norway (SAWIRRO + VIDEO)
(Calanka.com) - Posted at 08/04/2013
By Admin
Laan cusub oo xawaaladda Amal Express ah ayaa laga furay caasimadda dalka Norway ee Oslo, gaar ahaan agagaarka masjidka cusub ee Soomaalida ee xaafadda Toyen.


Xafiiskan cusub oo dabooli doono  baahida xawaaladeed ee bulshada reer Norway ayaa waxaa masuul ka ah walaal lagu magacaabo Maxamed C/laahi Daahir (QALAAFE) oo ah nin khibrad u leh howsha xawaaladda.

DAAWO XAFLADDA FURITAANKA

KALA XIRIIR:

TEL: 213 86 330 / 401 79 515

Adress: Akebergveien 36, Toyen

Oslo, Norway

 
Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda

DHIIBO FIKIRKAAGA


 


 

 

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka
CalankaMedia

.