Somali Links
:-A
Aminarts
Agoonta.net
Alcarabiya
Allgedo
Allgaalkacyo
Allpuntland
AllSomali
AllSomalia
Aftahan
Allsanaag
:-B
Banadir Radio
Bargaal
Bulugleey
Buur Hakaba
Balcad
BBC Somaali
Bilaajo
Banaadir
Baydhabo
Burucnews
:-C
Ceelbuur Net 
COGWO
Cayaaraha
Cigonet
(CRD) Center
:-D
Deeyoo.com
Dayniile.com
Duhur.com
Djibouti Net
:-E
:-F
Faafiye
Falsan
Faa`iidowadaag
:-G
Garoonka
Guurso.com
Garowe Online
Gedoonline
Gololey.com
Gedonet
Garre
Gedo Web
:-H
Horseednet
Halgan.net
Hilankatoosan
Hiiraan.com 
HornAfrik 
Hamarey
Hobyonet
:-I
Ila-Qosol
Ital Somali
:-J
Jaalle-Siyaad
Jowhar
Jamhuuriya
Jiimo Net
Jowhar Online
:-K
Kalshaale
Kismayo-News
Kanavasom
Kooxda.com
:-L
LUULIYO.COM
Lughaya.com
Lasoco.so
Laasqoray
:-M
Marqaan News
Midnimo
Marka Cadeey
Mareeg.com
Mahiigaan.com
Miisaanka
Midgaan
Markacadey
Maktabada
Mudug-Online
:-N
Nuxur.com 
Nugaal Univ.
NUGAAL-Media
:-O
OsmanArt
:-P
Puntlandpost
Puntlandobserv
Puntlandder
Puntlandnews24
Puntite.com
:-Q
Qaranimo.com
Qorahay Online
:-R
RTD.DJ
Radio Banadir
Radio Garowe
Radio Ogaal
Radio Simba
Radio Dalmar
Radio Warsan
Rajoqaran
Raxanreeb
:-S
SAHAN-media
SSUP
Shabelle
Saafi Films
Simad
SBC Online
TV-S/land
Saylac news
SHACABKA
:-So
Somali Mediacal
SomaliDoktors
Somaliroots
Somali Law
Somlitech
Salal-NEWS.com
Somali Weyn
S/land Org.
Somalinews
SomaliNet
Somalitalk
Somalidoon
Somalicty
SomalSwiss
Somalidamanta
Shaaciye.com
Shacabka-Med.
Shaaficiyah
:-U
UNIVERSAL TV
:-W
Warkii.com
Warqaad.com
Waasan.com
Waagacusub
Widh-Widh
Waridaad-Blog
Wardheer-News
:-X
Xildhibaan
Xog-Waran xoolaha.com
Xusuus.com
:-4
4Somaliwomen
Islamic Links
Addacwah.com
USUULI.com
Maktabadda
IqraSomali.com
More:-)
 

Howlgal lagu soo qab-qabtay dhalinyaro ku dhaqan xaafadaha Muqdisho (VIDEO)


21/05/2013 22:16:00:-Howlgal ay si wadajid ah u sameeyeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo qab-qabtay tiro dhaliyaro ah kuwaas oo baaritaano lagu sameeyay lagu kala soocay.



David Beckham wuu iska ilmeeyay balse wiilashiisha way farxeen (VIDEO)

21/05/2013 23:01:00:-Ciyaaryahanka reer Ingiriis ee u cayaarayay kooxda Paris Saint-Germain ayaa waxuu ka fariistay Kubadda cagta asigoo dheelay ciyaartii u dambeysay caalami ah oo uu noloshiisa safto.

Somaliland oo sheegtay in dhaqaalaha xafiiska EU bixiyo usoo mari doonin Muqdisho

21/05/2013 23:40:00:-Wafdi ka socda xafiiska ururka Midowga Yurub (EU) ayaa magaalada Hargeysa kula kulmay Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Siilaanyo, waxayna labada dhinac ka wada hadleen qaabka loola macaamilayo Somaliland iyo in taageerada la siiyo ay noqoto mid si toos ah loo soo gaarsiiyo Somaliland.

Bannaanbax looga soo horjeeda mooshinka lagu ridayo xukuumadda oo ka dhacay Muqdisho (SAWIRRO)

21/05/2013 12:47:00:-Shacabka magaalada Muqdisho ayaa maanta iskugu soo baxay qeybo ka tirsan wadooyinka Muqdisho, kuwaasi oo diidanaa Mooshinka looga soo horjeedo Xukuumada Soomaaliya.


Haweeney ka tirsan ciidamada dowladda oo toogatay labo askari

21/05/2013 15:04:00:-Haweeney askarid ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Labo askari ku dishay xero ciidamada Dowladda oo ku taala magaalada Kismaayo.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland oo u dabaal degtay 70 guuradii kasoo wareegtay SYL (SAWIRRO)

21/05/2013 01:09:00:-Munaasabad lagu maamuusayey xuska sannadguuradii 70aad ee aasaaskii ururkii gobanimadoonka dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL ayaa lagu qabtay xarunta ururka dhalinyarada Kanava ee magaalada Helsinki.

Howl gal dad lagu soo qab qabtay oo laga fulyay xaafado ka mid ah Muqdisho

20/05/2013 17:12:00:-Ciidamda amaanka dowlada Somaliya oo kaashanaya Boliska Amisom ayaa maanta tobaneeyo qof ku xir xiray howlgal ay ka fuliyeen xaafadda Wardhiigleey ee caasimada Muqdisho.

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia oo si heer caalami ah loogu soo dhoweeyay Sudan (SAWIRRO)

20/05/2013 12:37:00:-Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaj Fiqi ayaa xalay gaaray Magaalada Khartoum ee Caasimadda dalka Sudan, waxaana maanta Barqanimadii uu la kulmay Wasiirka Difaaca Sudan Mudane C/raxmaan Xasan, oo soo dhoweyn heer Qaran ah uu u sameeyay dhigiisa Soomaaliya.


Ciidamo cusub oo AMISOM ah oo Muqdisho la keenay (VIDEO +)

20/05/2013 02:01:00:-Ciidamo cusub oo badalay kuwo horay u joogay ayaa maanta la keenay caasimadda Muqisho ee Soomaaliya kuwaas oo qeyb ka ah ciidamada nabad ilaalinta AMISOM islamarkaana ka soo jeeda dalka Uganda.

VIDEO: Goolhayaha ugu khaladka badan dunida

20/05/2013 11:43:00:-Goolhaye Yen Bazak ee u dhashay dalka Slovenia ayay u aheyd shalay maalintii ugu xumeyd noloshiisa ee dhanka ilaalada goosha iyadoo qaladaad aan goolhaye laga filan karin uu sameeyay .

Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo dhigiisa Sudan kulamo la leh

20/05/2013 11:45:00:-Wasiirka gaashaandhigga Somaliya C/xakin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa gaaray magaalada Kharduum ee xarunta Sudan ka dib marti qaad uu ka helay dhigiisa Suudaan ee C/Raxiim Xuseen .

Wafdi ka socda ururka HORSEED oo soo afmeeray socdaal ay ku marayeen Gobolk Bari (SAWIRRO)

19/05/2013 22:35:00:-Wafdi ka socda golaha dhexe ee urur Siyaasadeedka HORSEED oo uu hogaaminyay Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa socdaal kusoo maray degmooyinka Ufayn,Isku-shuban,Bali-dhidin iyo Carmo oo hoostaga Gobolka Bari.

Hoobiyeyaal lagu weeraray xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia

20/05/2013 00:53:00:-Madafiic Hoobiyeyaal ah ayaa xalay saqdii dhexe lagu weeraray xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia, iyadoo si xooggan dadka Muqdisho u maqlayeen daryanka madaafiic kusoo hoobaneysay degmada Wardhiigley oo ah halka ay ku taal Madaxtooyada.

Wasiirad Fowsiya oo dib ugu soo laabatay dalka (SAWIRRO)

20/05/2013 00:29:00:-Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadam oo maanta dalka dib ugu soo laabatay ayaa ka hadashay socdaalkii ay ku joogtay muddooyinkan Magaalada Nairobi kadib ka qeybgalkeedii Shirkii Caalamiga ah ee ku qabsoomay Magaalada London 7-dii May , kuna saabsanaa Taageeridda hey’adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya .


Holland oo lagu xir-xiray taageerayaal xusayay 18-ka May iyo dagaal dhacay (DAAWO VIDEO-GA)

19/05/2013 16:57:00:-Xafladii sanadguurada 18ka May ee lagu qabtay magalaada Denhaag ayaa xalay ku dhamaatay dagaal gacan ka hadal ah, iyadoo tiro dad ah xabsiga la dhigay, islamarkaana dagaalkaan la isku adeegsaday tooreeyo sida la sheegay.

Rugta ganacsiga iyo wershadaha Puntland oo ardayda Jaamacadaha usoo bandhigay carwo shaqo (SAWIRRO)

20/05/2013 06:53:00:-Rugta Ganacsiga Iyo Wershadaha Dawladda Puntland ayaa kusoo Bandhigay Hoolka Shirarka ee Jaamacadda Muqdisho faraceeda Boosaaso Barnaamij Carwo shaqo (Job Fair),kaas oo ay soo Qabanqaabisay Rugtu ayna Maalgelinaysay Hay’adda UNDP.

Qorshe codka kalsoonida loogu qaadayo xukuumada r/wasaaraha oo socota

19/05/2013 12:28:00:-Xildibaano ka tirsan baarlamaanka Somaliya ayaa u gacan haatinaya in laga yaabo in ra`isul wasaaraha Somaliya uu wajaho codeyn ah in kalsoonida lagala noqdo todobaadka dambe , iyadoo dadka taageersan codeyntaas tilmaameen in ay ka niyad jabsan yihiin heerka dib u hishiisiinta siyaasada dalka .

Maxkamada gobolka Bari oo xukun ku riday jariiflayaal ajaanib ah (SAWIRRO)

19/05/2013 16:43:00:-Gudaha jeelka magaalada Boosaaso xaruta gobolka Bari waxaa maanta lagu maxmadadeeyay kooxo dhowaan lagu soo qabtay iyagoo jariif ku haya Bada Puntland oo ah ajaaniib u dhalatay dalka Iiraan iyo Soomaali kale oo iyagu ilaalo u ahaa.

Booliska dalka Kenya oo toogatay nin iyo xaaskiisa looga shakiyay argagixiso

19/05/2013 13:45:00:-Ciidamada Booliiska magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa toogtay maanta nin looga shakiyay falal argagaxisnimo asaga iyo xaaski xili uu dagaal kala hortagay Ciidamada Booliiska Dalka Kenya .

Video: Haweeney 5-sano la nooleyd daanyeero !!!

19/05/2013 14:53:00:-Waxaa ay sheegtay haweenay u dhalataya Dalka Ingiriiska in kula nooleed daanyeero howdka Colombia mudo 5 sano ah.


 


 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka

 
Foto: calanka
Calanka TV @ 2013