News in English Two Men Arrested Before Boarding Plane US Supreme Court Rules Former Somalia PM Top UN envoy calls for national unity on Somalia U.S. destroyer shadows ship under pirate control Somalia seeks answers from Russia on pirates Somalia pirate attacks grow Conference focusing on restoring order in Somalia
Waxqabadkii Kacaanka (1969)


London, UK (Calanka.com) - 01-Augosto-2010


Dowladdii Kacaanka ee soo martay dalka Soomaaliya, mudada 21-ka sanona dalka xukumaysay waxa ay gaarsiisay horumar la taaban karo kuwaasoo laga xusi karo qodobada hoosta ku xusan.

Barnaamijkan ayaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa muuqaalo cadeynaya waxqabadkii Kacaanka ee uu hogaaminayay allaha u naxariistee marxuum Maxamed Siyaad Barre.

QODOBADII KACAANKU HIRGELIYAY:

1- Qorista Afka Soomaaliga oo maanta laga isticmaalo 5-ta Soomaaliya
2- Dajintii dadkii Soomaaliyeed ee ku tabaaloobey Abaartii Dabadheeer
3- Horumarinta iyo Wacyigalinta Bulsha weynta soomaaliyeed
4- Dhiirigelintii ka bixida ma shaqeystenimada
5- Xoreyntii Soomaligalbeed oo aaheyd gool weyn
6- Ka mid noqoshadii Jaamicadda Carrabta
7- Ka qeybgalkii Ciidamada Soomaaliyeed Xoriyo gaarsiinta dalalka Africa
8- Ololihii iskaa wax u qabso ee dalka lagu dhisay
9- Horrumarinta Arrimaha Bulshada
10- Abuursitii Jaamacadaha
11- Dhismaha Dugsiyo (School) farabadan
12- Baahinta Waxbarshada
13- La dagaalanka Jahliga
14- Dhowrista Bee'ada (Envioronment)
15- La dagaalanka Akhris-qorid la'aanta.

QEYBTA 1-AAD

QEYBTA 2-AAD

QEYBTA 3-AAD

QEYBTA 4-AAD

QEYBTA 5-AAD



Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda