Travel Agency Oslo, Norway oo la casriyeeyay, adeegyo cusubna lagu soo siyaadiyay
Oslo, Norway (Calanka.com) - 27- November - 2010
Dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Norway, gaar ahaan magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in laga furay caasimadda Oslo xarun tigidhada laga jaro (Travel Agancy) oo lagu magacaabo MADINA TRAVEL.