Ajnabi badan ayaa waayaya fursadii barashada Af-noorweyjiga ee bilaashka ahayd laga bilaabo 1-da sebtembar ee 2010-ka. Ma ka mid tahay kuwaas?
Ma timi Noorwey 1-dii sebtembar 2005-tii ka dib?
Ma heshay sharci-joogitaan oo aad xaq
u leedahay barashada Af-noorweyji
bilaash ah? Saddex sano ayaad ku qaadan
kartaa 300 oo saacadood oo ah barashada
Af-noorweyjiga iyo cilmiga bulshada
oo bilaash ah laga bilaabo xilligaad
sharci- joogitaan heshay.
DAAWO FILMKAN GAABAN
Waa inaad soo qaadatay 300
sacadood oo barasho Af-noorweyji
ama aad ka-gudubtid imtixaan
Af-noorweyji oo la aqoonsanyahay
hadii aad rabto inaad codsato
sharci-deganaansho.
MUWAADINIMO
Cid kastoo oo u dhexeysa 16 ilaa 55 sano rabtana inay codsato
muwaadinimo waa inay qaadataa
300 oo sacadood oo barasho
Af-noorweyji ah ama ay ku baasto
imtixaan Af-noorweyji oo la
aqoonsanyahay.
Xagee ka codsan kartaa barashada af norweyjiga?
Ma ku nooshahay Oslo? Imow Oslo Voksenopplæring Servicesenter ee ku yaal suuqa Fyrstikktorget ee Helsfyr oo bal eeg in aad Afnoorwayjiga bilaash ku baran karto!
Servicesenter waxaad ka codsan karaa barashada af norweyjiga, dugsi hoose/dhexe iyo dugsi sare ee waxbarashada dadka waaweyn.
Kamuun kale ma ku nooshahay? La xiriir xarunta waxbarshada dadka waaweyn ee kamuunkaaga.
På Norsk
NORSKKURS?
Vet du at det er tidsfrister for gratis norskkurs?
Fikk du oppholdstillatelse i Norge før 1. september 2005?
Mange innvandrere mister muligheten til gratis norskopplæring 1. september 2010.
Er du en av dem?
Har du fått opphold i Norge etter 1. september 2005?
Har du fått oppholdstillatelse med rett og plikt til gratis norskopplæring?
Du har tre år fra du fikk oppholdstillatelse på å ta 300 timer opplæring i norsk og samfunnskunnskap gratis .
Du må ha tatt 300 timer norsk og samfunnskunnskap eller ha bestått en godkjent norskprøve hvis du vil søke bosettingstillatelse.
STATSBORGERSKAP Alle mellom 16 og 55 år som vil søke norsk statsborgerskap må ha tatt 300 timer norskopplæring eller ha bestått en godkjent norskprøve.
Hvor kan du søke norskkurs?
Bor du i Oslo? Kom til Oslo Voksenopplæring Servicesenter på Fyrstikktorget på Helsfyr, og finn ut om du kan få gratis norskopplæring!
På Servicesenteret kan du søke norskkurs, og du kan søke på grunnskole og videregående skole for voksne.
Bor du i andre kommuner kontakter du Voksenopplæringen i din kommune.