
Abdul Arts Waa Farshaxanle (Artist) Da`yar Oo Somali Ah
Abdallah Waa farshaniiste da'yar oo ku nool magaalada Qaahira ee dalka Masar waxna ka barta halkaas, asagoo waayo aragnimo u leh dhanka farshaxanka waxuuna ka qeybgalay Bandhig faneedyo badan oo uu kusoo bandhigay dhaqnka qaaliga ah ee Soomaaliyeed. Kala Soco Shabakadda www.calanka.com si taxana ah farshaxanada wiilkan dhalinta yar.
Kala Xiriir Abdul Emailka: abdularts@hotmail.com










|
La Xiriir
| |  |
|