Lama oga tirada khasaaraha rasmiga ah ee uu dhaliyay qaraxan, laakiin warar laga soo xiganayo dad ka agdhawaa goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegaya in uu qasaaruhu aad u balaarnaa.
Ma ahan markii ugu horeysay oo qarax noocan ah lala eegto ciidamada kala duwan ee ku sugan Muqdisho am kuwa Itobian-ka ah.