Calanka.com -"Yaa Yiri Maya" ...U Adeegaha Shacabka
Ka Dhigo Calanka Bogga Hore! ---------------- Heesta Maanta: - Wacad (Ubax Daahir)
Condolezza Rice oo ku biirtay xulka qaranka dalka Baxreyn


Cape-Town, S/Afrika (Calanka.com) 23-April-08

Xulka Qaranka dalka Bahrain ayaa u muuqda mid guulo ka soo hoyin doonaa cayaraaha ay galayaan ka dib markii qadka weerarka ay ku soo biirtay xog hayhayaha arimaha dibada MareykankaCondoleezza Rice taasi oo go`aansatay in ay xereto funaanada gaduudan ee xulkaasi .

Warkaasi oo horay ugu muuqday war suuqeed ayaa markii uu dhamaaday kulankii ay Manama kula yeelatay dhigeeda Baxreyn Qaalid Shiikh Bin Axmed Alla Qaliifa kaasi oo markii uu dhamaaday shirkii Jaraa`id Rice ku gudoon siiyay funaanad gaduudan oo lamabarkeedu yahay 621 laguna qoray magaca Condaliza oo u qorneyt Condi .

Dadka Reer Baxreyn ayaa aaminsan in haddii wasiirada Arimaha dibada Mareykanka ku biirto xulka Baxreyn taasi ay keeneyso in ay ku guuleystaan guud ahaan cayaaraha ay safaneyso gabadhaasi reer Mareykan .

Waxa ayna sheegtay in ay si weyn uga faraxsan tahay hadiyada uu gudoon siiyay wasiirka arimaha dibada dalka Baxreyn Qaalid Shiikh , iyadoo arintaani si weyn waxa uga qoreen warbahainta aduunka .

Cismaan Xasan Cali (Fantastic)
ossmanfantastic@hotmail.com
Xafiiska Calanka Ee S/Africa

Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.


    La Xiriir

Ku Laabo Bogga Hore

Wararkii Hore


SUBACA Qur`anka (114)
(KA QEYB QAADO: - Riix halkan)
Contact webmaster
Copyright © 2007 calanka.com
Qof [Ku laabo Kor] [Nala Soo Xiriir] [Heesaha] [Somali Video]