Xulka Talyaaniga
oo weerar shumis ah ey kusoo qaadeen raxan gabdho ah
Damascus Syria (Calanka.com) 27-May-08
Naadiga Kooxda Talyaaniga oo isku diyaarinayey koobka qaarada Yurub ayaa waxaa weerar dhunkasho ah ku soo qaaday laba gabdhood oo nigis iyo raajabeeto ku lebisan,qaarka sarana u qaawan-yihiin.
Gabdhahan ayaa si lama filaan ah ku soo galay garoonka,kadibna waxay bilaabeen inay dhunkasho ku bilaabaan qaar ka mid ah, cayaartooydii xulka qaranka Talyaaniga,halka qaar ka mid ah cayaartooyda la arkayey iyagoo qosol iyo dhoola-cadeyn isku daraya,lana yaabsan indha-adeega gabdhahan.
Labadan gabdhod ayaa markii dambe waxaa xoog garoonka ooga saaray ciidamado dharcad ah,waxaana baaritaan lagu hayaa sababta ku keliftay inay si sharci-daro ah ku soo galaan,garoon ay ku taba-baranayaan xulka qaranka Talyaaniga.
Xuquuqda sawirka: Reuters
Xuseen Yaasiin Godo-Godo
TiiboTalyaani@live.com
Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
Xafiiska Calanka.com Ee Dibadda (Scandinavia)
Wararkii Hore
|
|
|
SUBACA Qur`anka (114) 
(KA QEYB QAADO: - Riix halkan)
|