Calanka.com -"Yaa Yiri Maya" ...U Adeegaha Shacabka
Ka Dhigo Calanka Bogga Hore! ---------------- Heesta Maanta: - Wacad (Ubax Daahir)
Tacsi tiiraanyo leh: Marxuum Cali Nuur Cadow


Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 29-May-08

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN TACSI TIIRAANYO LEH!!!! Anagoo Kala Ah:

Xaaji Abuukar caray iyo Xaaskiisa
Xaaji Axmad Caray iyo xaskiisa
Muxudiin Cali Caray
Saalax Maxamad Maxamuud
Ilyas Abuukar Cali
Cabdulqadir Axmad Caray iyo xaskiisa
Salaad Axmad Caray iyo xaskiisa
Maxamad Axmad Caray iyo xaskiisa
Caasho Cali Caray
Foos Xasan
Muxumad Maxamad Raage
Ismaciil Macalin Cabdulle (saxaaf)

Dadkan oo kala joogo Norwey,Swedan, Holand,Uk,Egypt Waxey Dhamaantood Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Xaaskii iyo caruurtii uu ka geeriyooday allaha u Naxariistee Marxuum Cali Nuur Cadow oo ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho 27 may Sanadkaan 2008 Gaarahan Degmada Karaan.

Waxeyna ilaah Uga Baryayaan in uu Janadii Fardowso ka Waraabiyo Marxuumka, Sabar iyo Imaana Kasiyoo Xaaskiisa ,Caruurtiisa Iyo Dhamaan Ehaladii iyo Asaxaabtii uu Ka Geeriyooday Marxuumka.

Aamiin, Aamiin, Aamiin.


Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.


    La Xiriir

Ku Laabo Bogga Hore

Wararkii Hore


SUBACA Qur`anka (114)
(KA QEYB QAADO: - Riix halkan)
Contact webmaster
Copyright © 2007 calanka.com
Qof [Ku laabo Kor] [Nala Soo Xiriir] [Heesaha] [Somali Video]