Foto: calanka Mareykanka oo markale ku celiyay in gacan maleteri uu siinayo dowladda Soomaaliya

Taliyaha ciidamada US Africa Command General William Ward waxa uu tibaaxay inay suurtogal tahay inay ka caawiyaan dawladda Somalia inay gacanta ku wada qabato magaalo-madaxda Muqdisho. (BBC-Somali)
-Dhageyso

Foto: calanka Dowladda Britain oo balan qaad u sameysay xukuumadda Soomaaliya

Kulan heer sare ah oo ay wada qaateen ra`iisul wasaaraha Ingiriiska Gordon Brown iyo madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Dowladda KMG ah loogu yaboohay balan qaad lacageed oo gaareysa £5.5 milyan.
-Akhriso


Dagaal goos-goos ah oo ka dhacay Muqdisho

Dagaal goos-goos ah ayaa waxaa uu ka soconayaa waqooyiga magaalada Muqdisho, kaasoo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kooxaha kasoo horjeeda.
-Akhriso
Foto: calanka Islaan (101-jir ah) oo "GEES SHEYDAAN" uga soo baxay dhafoorka

Islaan u dhalatay dalka Shiinaha islamarkaana boqolkii kor u dhaaftay ayaa waxaa dhafoorkeeda kasoo baxay gees, kaasoo cabsi ku abuuray familkeeda oo xiriir la sameeyay dhakhaatiirta si loo baaro.
-Akhriso
Xiisad dagaal oo ka taagan suuqa Bakaaraha

Xiisad dagaal ayaa caawa laga dareemayaa gudaha iyo nawaaxiga suuqa weyn ee Bakaaraha kadib markii ay halkaasi soo buux dhaafiyeen maleeshiyaadka kooxaha Xisbul Islaam iyo al-Shabaab oo ku hubeysan gawaarida dagaalka
-Akhriso
Foto: calanka Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Xisbul Islaam oo goor dhoweyd lagu dilay suuqa Bakaaraha

Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Xisbul Islaam ayaa goor dhaweyd lagu kahaarajiyay gudaha Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan halka loo yaqaan Maalin taajir, waxaana sarkaalkan lagu magacaabay Barre Cali.
-Akhriso
Maxay ka wada hadleen m/weynaha Somaliya Sh. Shariif iyo Gordon Brown?

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliya oo ka mid ah wafdiga m/weynaha ee gaaray magaalada London ayaa ka waramaya (BBC-Soomaali)
-Dhageyso
Foto: calanka Mareykanka oo lagu maxkamadeynayo nin Eritrean ah oo tababar siiyay al-Shabaab

Nin u dhashay dalka Eritrea islamarkaana lagu magacaabo Maxamed Ibraahiim ayaa maxkamad ku taal magaalada New York ee dalkaasi Mareykanka lasoo taagay kadib markii lagu eedeeyay in uu taageero al-Shabaab
-Akhriso
Foto: calanka R/wasaaraha Ingriiska oo qaabilay wafdigii m/weynaha Soomaaliya

Gordon Brown ayaa maanta qaabilay madaxweynaha Somaliya iyo wafdi la socda kuwaasoo saakay gaaray magaalada London
-Akhriso/Daawo
Foto: calanka Ardayda soomaalida Malaysia oo kaalinta 1-aad ka galay tartan ay la galeen 34 dal

Barnaamij hiddo iyo dhaqameed ah kaasoo sanad kasta ay qabato mid ka mid ah jaamacadaha dalka Malaysia ugu waaweyn oo magaceeda la yiraahdo Jaamacada Islaamiga ayaa...
-Akhriso
Dhul gariir ka dhacay wadanka Turkiga

Inka badan 40 ruux ayaa ku dhintay 100 kalena dhaawacyo kale duwan ayaa ka soo gaaray dhul gariir ka dhacay magaalada Kovancilar ee dalka Turkiga, sida uu Tv-ga Turkiga u xaqiijiyey duqa magaaladaasi.
-Akhriso
Foto: calanka Kaalinta haweenka Soomaaliyed iyo bad- baadinta nolosha qoyska

Maanta oo Taariikhdu ay tahay 8-da Maarso ayaa Soomaaliya iyo guud ahaan caalamka waxaa si weyn looga xusaa maalintaasi oo loo asteeyay in ay tahay maalinta haweenka, iyadoo dalkeena Soomaaliya waagii hore la siin jiray mudnaan gaar ah.
-Akhriso
War saxaafadeed ku aadan safarka ra'iisal wasaaraha Somaliya

Ra’isal wasaraha xukuumadda KMG ee Soomaaliya, Mudane Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa maanta ka ambabaxay dalka si uu uga qayb galo shir .
-Akhriso
Diyaar garowga soo dhaweynta wafdiga m/weynaha oo London ka socota

Magaalada London ayaa waxaa ka socda qabanqaabo aad u weyn oo lagu soo dhaweynayo wafdiga Qaran ee uu hogaaminaayo Madaxwaynaha dalka Soomaaliya Madaxwayne Sheekh Shariif Sheekh Ahmed.
-Akhriso

* AKHRISO SIDOO KALE: -Wafdiga m/weynaha oo soo dhoofay
Foto: calanka Ma ogtahay akhristow ?

In Nabi Maxamed(C.S.W) noolashiisa oo dhan uu hal mar soo xajiyay? In quraanshadu aysan hurdin innaba? In typeka la Hindisay 1829? In D.N.A ay u taagantahay Deoxyribonucleic acid. (Kororso aqoontaada) ?
-Akhriso
Foto: calanka Wafdi uu hogaaminayo m/weynaha Somaliya oo ka dhoofay magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh. Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
-Akhriso/Daawo
Foto: calanka Sheeko: Jacaylkii iilka dhigay Ayuub...!! (Q.2)

Ayaan waxay ahayd gabar ay da'-ahaan is-aaddanaayeen Ayuub; walow ay ka dhiig-furnayd, ka dhuubnayd xoogaana ka joog dheerayd. Waxay eheladeedu dhihi jireen: Ayaan waxay shaabahdaa hooyadeed Asli (Ilka-dahab) Qalinkii Kaalmoy.
-Akhriso
Waa maxay wabi? (Qalinkii Kaalmoy)

Sannad-dugsiyeedkii 1997/1998-kii ayaa waxaa aan ka shaqaynayay oo "Bare" ka ahaa dugsi ka mid ah dugsiyada degmooyinka Gobolka "Al-jowf " ee dalka Yemen. Gobolkaas oo ku yaalla xuduudda Yemen ay la leedahay dalka Sacuudiga; dadkiisuna badanaaba ay yihiin Qabaa'il reer-Baadiye ah oo Xoolaley iyo Beeraley isku-dhafan ah.
-Akhriso
Islaamiyiinta Afmadow oo ka mamanuucay iskuulada barashada afka Ingriiska

Kooxda al-Shabaab oo caan ku ah in ay xukumo iyo amaro ku saleysan rabitaankooda ka hir giliyaan goobaha ay xooga ku haystaan ayaa deegaanka Afmadoow ku soo rogay amar aan horay loo maqal .
-Akhriso
Foto: calanka Ahmadinajad: Weeraradii 9/11 ee USA waa kuwo lasoo farsameeyay

M/weynaha Iran Mahmoud Ahmadinejad ayaa sheegay in weeraradii lala beegsaday saraha dhaadheer ee New York ay ahaayeen kuwo lasoo farsameeyay.
-Akhriso
Maleeshiyaad kasoo goostay Xisbul Islaam oo usoo galay dhanka dowladda (sawiro)

Ku dhawaad 10 dhallinyaro ah oo ka tirsanaa Xisbul Islaam ayaa maanta isu soo dhiibay Dowladda KMG ah ee Soomaaliya.
-Akhriso-Daawo
Foto: calanka Daami, Hargeysa: Shukri oo la gaarsiiyay deeq lacageed (400 $)

Dhibane Shukri oo dhawaan lagusoo bandhigay shabakadda Calanka ayaa gurmad gar-gaar bilaabeen in ay u fidiyeen dadweynaha Somaliyeed ee ku dhaqan dunida dacaladeeda.
-Wareysiga Shukri-Dhageyso

* AKHRISO SIDOO KALE: -Warbixintii hore ee Shukri (Sawiro)

Foto: calanka Wasaarada arr. dibadda Norway oo sharaxday dooda bada Somaliya

Kulan ayaa ka dhacay wasaarada arimaha dibada Norweey oo xildhibaan Abdi Abshir kala hadlay arimaha dooda bada ee Kenya iyo Somalia
-Akhriso
Markab laga afduubtay Madagaskar oo lala aaday Soomaaliya

Markab u rarnaa ganacsato Norwiji ah oo laga afduubtay badda Madagaskar ayaa lala aaday xeebaha Somaliya, sida ay xaqiijiyeen qolada markabka iskaleh
-Akhriso
Foto: calanka Sheeko: Jacaylkii iilka dhigay Ayuub...!!

(Sheeko taxane ah).. Ayuub wuxuu ahaa Arday Soomaaliyeed oo reer Marka ah. Horraantii 60-meeyadii ayay ahayd markii ay isagoo yar dhimatay hooyadiis 'Awliyo'.
-Akhriso
Hogaamiye ka tirsan ururka Taalibaan oo lagu qabtay dalka Pakistan

(Sida uu warfidiyeenada u xaqiijiyey wasiirka arimaha gudaha ee dalka Pakistn Raxmaan Maalik ayaa ku waramay in hogaamiyahaasi ka tirsan Ururka Taalibaan ee ka dagaalanta dalka Afganistan.
-Akhriso
Prof. Dalxa oo sheegay in ay ku howlan yihiin sii deynta lamaanaha Ingriiska

Gud. xigeenka baarlamaanka Somaliya Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin sii deynta lamaanaha Ingriiska ee lagu haysto Somaliya
-Akhriso
Foto: calanka Ra`iisal wasaare Cumar oo golaha wasiirada uga warbixiyay safarkiisii ugu dambeeyay

Afhayeenka dowladda C/qaadir Walaayo ayaa kadib kulanka la hadlay Saxaafadda, waxaana uu sheegay in ra`iisal wasaaruhu uga warbixiyay golaha wasiirada safaradiisii ugu dambeeyay ee uu ku tagay dalalka Kenya iyo Libya.
-Akhriso
Weerar lagu qaaday wasaaradda g/dhigga Mareykanka -PENTAGON

Nin hubeysan ayaa weerar rasaas ah ku qaaday wasaaradda gaashaan dhigga Mareykan ee loo yaqaan Pentagon, wuxuuna dhaawacay laba ka mid ah shaqaalaha ilaalada amaannka ee wasaaradaasi.
-Akhriso
Foto: calanka Roobab xalay galankii hore ka curtay magaalada Qardho

Roobab mahigaan ah oo dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa xalay ka da?ay deegaano ka mida Gobolka Karkaar isagoo biyo dhigay wadooyinka magalaada Qardho ee Gobolkaasi Kar-kaar.
-Akhriso
Foto: calanka Al-Shabaab oo maamul cusub u magacaabay mag. Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ururka al-shabaab ay maamul cusub u magacaabeen magaaladaasi kadib xaflad balaaran oo halkaasi ka dhacday .
-Akhriso
Sideed u aragtaa naqshadda cusub ee shabakadda Calanka?

Dhawaan ayaa waxaa naqshadda laga badalay shabakadda warbaahinta ee Calanka, waxaana wali ku socda shabakadda howlo dhismo oo aan rajeyneyno in aanu dhawaan soo gaba-gabeyno.
-Akhriso/cod-bixin!
Foto: calanka Sh. Shariif: - Shaki kuma jiro in al-Shabaab argagixiso tahay

Madaxweynmaha Dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ugu baaqay Ururka Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam in ay ku soo biiraan dadaalada nabadeed ee Dowladda hormuudka ka tahay, isagoo ka codsaday in ay la heshiiyaan Maamulka KMG ee uu hoggaamiyo.
-Akhriso
R/wasaare Cumar iyo wafdi la socda oo Muqdisho ku laabtay

Ra`iisal wasaaraha Somaliya Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma`arke iyo wafdi uu la socdo ayaa ku laabtay caasimadda Muqdisho kadib safaro ay ku kala bixiyeen wadamada Libya iyo Kenya.
-Akhriso
Foto: calanka Gabdho isku dhagan oo Kenya wax looga qaban waayey

Waxaa wali noloshooda ay sii adkaaneysaa laba gabdhood oo sanad iyo bar jir ah kuwaas oo dhashay ayagoo isaga dhagan caloosha. >>
-Akhriso/Daawo
Dowladda KMG oo ku dhawaaqday hadal Puntland iyo Somaliland duraya

Wasiirka Tamarta iyo Shidaalka ahna Ra?iisul Wasaare Kuxigeenka Dowladda KMG Soomaaliya oo shir jaraa´id ku qabtay Muqdisho ayaa sharci daro ku tilmaamay heshiisyada maamul goboleedyada la galayaan shirkaddaha shidaalka. >>
-Akhriso
Foto: calanka Dacwad lagu soo oogay General Maxamad Cali Samatar (USA)

Maxkamadda ugu sarreysa dalkan Mareykanka ayaa maanta dhageysaneysa dacwad ka dhan ah madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somalia, Gen. Max?ed Cali Samatar, oo ay soo dacweeyeen shan qof oo Somalia ah. (VOA-Somali)
-Dhageyso
YAAB: Wali ma aragtay kaniisad iyadoo la wada qaawan yahay laga dukado?

Kaniisad ku taal dalka Mareykanka gaar ahaan gobolka VIRGINIA ayaa laga dukadaa iyadoo la qaawan yahay, iyadoonan jirin wax xishood ah. Hadaba nala daawo Video ay mid ka mid ah idaacadaha dalka Mareykanka ka diyaariyeen.
-DAAWO VIDEO
Foto: calanka Hadal kulul oo Maxamed Dheere kasoo yeeray

"Shabaab waxay u socdaan wixii dhacay 91-kii iney aarsadaan, Gaalo meel walba waa jogtaa, Ina Shongole muu aado Puntland, Godane muu waqooyi tago Hargeysa Gaalo wey joogtaaye oo wali ka buuxdaa".
-Akhriso
Soomaaliya oo shir gudoominaysay Carabta

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Guddoomisay shirka Golaha Wasiirradda Arrimaha Dibadda ee Carabta. Waa markii ugu horreysay tan iyo burburkii Qaranka Soomaaliyeed 1991, ee ay Soomaaliya qabato xilkaas.
-Dhageyso
Foto: calanka Burcad-badeeda Somalida oo qafaashay markab Sucudiyan

Kooxaha burcad-badeeda ayaa afduubtay markab saliid oo laga lee yahay dalka Sacuudiga kaasoo markii la afduubanayay kusii jeeday dalka Japan, sida ay wararku sheegayaan.
-Akhriso
Foto: calanka Warbixin ku saabsan nolosha Soomaalida Holland

Wadanka Nederland (Holland) wuxuu ka mid yahay dalalka Midowga Yurub wuxuuna leeyahay dhaqaale fara badan oo kasoo xaroodo Beeraha ay hodan ku yihiin, Lo?da, warshadaha iyo canshuurta, waxaa ku nool qowmiyado kala duwan, waana dad aad ugu dheggan sharciga.
-Akhriso
Saddex aan dib u soo noqonayn...!!

Qofka aadamiga ahi, waa inuu fekeraa oo ka shaqaysiiyaa maskaxdiisa. Waa inuusan sidii Naflayda kale(Xoolaha) u dhaqmin. Waa inuu si fiican uga fiirsadaa intuusan falin.Soomaalida ayaa tiraahda:-"Intaadan falin ka fiirso".(Qalinkii Kaalmoy).
-Akhriso
Foto: calanka Booliska Dubai oo doonaya in ay xiraan r/wasaaraha Isra`iil

Booliska Dubai ayaa doonayaa in ay ku dhawaaqaan xarig ka dhan ah ra`iisal wasaaraha dalka Isra`il Benjamin Netanyahu iyo madaxa sirdoonka dalkaasi Meir Dagan kadib dilkii Mahmud al-Mabhuh. >>
-Akhriso
Itobia oo lacag gar-gaar ahaan loo siiyay ku iibsatay hub sideetameeyadii

BBC ayaa heshay caddeyn ku saabsan in malaayiin dollar oo loogu deeqay Ethiopia xilligii gaajada ee siddeetamaadkii, lagu iibsaday lacagtaasi hub. >>
-Dhageyso
Ra`iisal wasaare Cumar C/rashiid oo Nairobi kulan kula qaatay xildhibaano dhowr ah

Warar hoose ayaa sheegayay in xildhibaano dhowr ah ay qorsheynayeen in ay ugu baaqaan ra`iisal wasaaraha in uu jagada isaga tago kadib markii ay sheegeen in uu waqtigiisa dhamaaday (VOA-Somali)
-Dhageyso
Foto: calanka Dagaal iyo duqeymo isbar-bar socday oo maanta Muqdisho ka dhacay

Inta la og yahay Todobo qof ayaa ku naf weyday 21 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray duqeymo iyo dagaalo is barbar socday oo socday maanta ilaa caawa fiidkii.
-Akhriso