|
|
Bishaaro, bishaaro dadweynow, JIBRIIL FLYTTEBYRÅ
|
|
|
|
|
Osolo, Norway (Calanka.com) - 22- Maarso - 2010
|
Bishaaro, bishaaro! Shirkadda "JIBRIIL FLYTTEBYRÅ" waxaa ay dadweynaha Somaliyeed ee ku dhaqan Norway iyo Scandinavia ugu bishaareyneysaa in howleheeda adeeg la la balaariyay islamarkaana la laba jibaaray.
Shirkaddu waxa ay fulisaa iminka adeegyada kala ah:
- Rarid alaab nooc walba
- Ururin alaab iyo dhaqitaan
- Kiro baabuurta lagu rarto alaabta oo darawal wata
- Alaabaha la nacay oo ay tuurto
- Qashinka oo ay fogeyso
RING MOB: 48 000 122
Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
|
|
|
|
|
|
|