.
.

TARAN SENTER: Suuq soomaaliyeed oo laga furay Oslo, Norway

Oslo, Norway (Calanka.com) - 20-Agosto-2010


Bishaaro, Bishaaro! Waxaa laga furay caasimadda Oslo ee dalka Norway suuq Soomaali oo aad ka heli karto wax-walba oo aad u baahato kaasoo la magac baxay TARAN SENTER.

Taran Senter waxa ay ka kooban tahay TARAN SHOP, TARAN Internet-cafe`, xawaalado (Tawakal iyo taran) iyo kafateriyo (TARAN Cafe`), waxaana kuugu diyaar ah suuqaasi cusub ee soomaaliyeed shaqaale fir-fircoon.

DAAWO FILMKA TARAN SHOP




CINWAANKA TARAN SENTER

Motzfeldsgt. 10, 0187 OSLO

Tel. TARAN SHOP: +47 219 631 14
Mobil: +47 926 547 76

Tel. TARAN INTERNET CAFE`: +47 471 747 15

SOO DHAWEYNTA: Waxaa gacmo furan kugu soo dhaweynaya Maxamed Xuseen iyo Qadiijo Cismaan Faarax.



Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda





  • Two Men Arrested Before Boarding Plane
  • US Supreme Court Rules Former Somalia PM
  • Top UN envoy calls for national unity on Somalia
  • U.S. destroyer shadows ship under pirate control
  • Somalia seeks answers from Russia on pirates
  • Somalia pirate attacks grow
  • Conference focusing on restoring order in Somalia