4.5 Bulshayahay ha yeelina

London, UK (Calanka.com) - 05-Sebtember-2010


Kooxda Qeylodhaan ayaa soo saaray hees cusub oo ka hadleysa waxa loogu yeeray 4.5 ee awood qeybsiga Soomaaliya, waxaana ay bulshada ugu digayaan in aysan yeelin.

Heesta waxaa qaadaya islamarkaana laxanka saarey fanaanka caanka ah ee Jooqle Shire Jaamac ‘’Ciyaarjecel’’, musicadana waxaa u tumay Mohamed Karama, miraha heestana waxaa sameeyay fanaaniinta kooxda Qeylodhaan oo dhan.

Dhageyso heesta



Heestaan waxay xambarsan tahay micno aad u weyn iyo istusaaleysiin bulshada Soomaaliyeed lagu tusaaleynaayo dad qiimo iyo miisaan weyn ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed taariikhda dalkooda oo lagu tilmaamey inay yihiin bar iyo nus, laakinse fanaaniinta kooxda Qeylodhaan ayaa waxay aaminsan yihiin inaysan aheyn bar iyo nus toona dadkaas Soomaaliyeed sida ku cad erayadaan "BOQLOOWGU DIYADIYO ,BILIC WAA KA SIMANYOO,NINA ISAGA"


Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda


  • Two Men Arrested Before Boarding Plane
  • US Supreme Court Rules Former Somalia PM
  • Top UN envoy calls for national unity on Somalia
  • U.S. destroyer shadows ship under pirate control
  • Somalia seeks answers from Russia on pirates
  • Somalia pirate attacks grow
  • Conference focusing on restoring order in Somalia