Foto: calanka



Foto: calanka

News in English Two Men Arrested Before Boarding Plane US Supreme Court Rules Former Somalia PM Top UN envoy calls for national unity on Somalia U.S. destroyer shadows ship under pirate control Somalia seeks answers from Russia on pirates Somalia pirate attacks grow Conference focusing on restoring order in Somalia free counter
Sidee looga xusay 1-Luulyo Oslo, Norway?
Oslo, Norway (Calanka.com) - 03 - Luulyo -2011

Sanad-guurada 51-aad ee maalinta xoriyadda Soomaaliya ee 1-Luulyo ayaa si weyn looga xusay caasimadda dalka Norway ee Oslo.

Soomaali ku dhow sadex kun (3000) ayaa isugu soo baxay barxadda Grønland ee ku caanbaxday in lagu qabto xafladda 1-Luulyo shantii sano ee ugu dambeeyay.

DAAWO FILMKA:



Xafladdan ayaa waxaa sanad walba soo qaban-qaabiya Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee Norway, iyadoona marba marka ka dambeysa ay ka sii quruxbadnaaneyso sidii hore.

Shabakadda Calanka ayaa goobta xafladda kula kulantay soomaali badan oo dibadda ugu yimid sidii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen dabaaldegga 1-Luulyo ee Oslo.



Soomaalida Norway ayaa galay kaalinta koowaad marki ay noqoto xusidda maalinta xornimada Soomaaliya ee 1-Luulyo.

Wariye:
C/Fitaax "Lajeclow"

Sawir/Film Qaade:
Deeq C/laahi
deeqow25@hotmail.com



Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda


La qeybso: Asxaabtaada