Xalwiistaha caanka ah ee reer Oslo, Norway (XALWO XAAJI IGRIIS) ayaa ku jira diyaargarowgiisa ku aadan maalinta ciida, isagoono soo bandhigay xalwo ka casrisan kana dhadhan macaan kuwii hore.
Xalwo Xaaji Ingriis ayaa ugu bishaareynaya dadweynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamada Scandinavianka, gaar ahaan caasimadda Norway Oslo iyo nawaaxigeeda xalwad macaan oo ku soo siyaaday farsamadiisa.
DAAWO FILMKA:
Xalwadda waxaad ka heli kartaa dukaanka DAALA oo ku yaal adresska: Calmeyersgt 9, Oslo.
Sidoo kale waxaad dalban kartaa xalwadda nooca aad rabto, qeybeheeda kala duwan, waxaana loo dirayaa dhamaan wadamada Scandinavianka iyo nawaaxigiisa. Wac taleefanka hoose.
Ka dalbo xalwada:
TEL: +47 45922292 ama +47 96994427 ama +47 45533770