Soomaalida ku nool dalka Norway, gaar ahaan kuwa caasimadda Oslo ayaa u ciiday si weyn, iyagoona maalintan ku soo dhaweeyay farxad iyo damaashaad.
Waxa ay ku tukadeen beerta Sofienberg-Park halkaas oo looga dhisay teendhooyin waaweyn, waxaana ka soo xaadiray salaadda tiro kow u dhaafeysa 1000-ruux.
DAAWO FILMKA:
Soomaalida qaar ayaa iyana ku tukaday salaadda ciida masaajido kale oo isla magaalada ku yaal.
Shabakadda Calanka ayaa sida caadada ahba waxa ay ka soo diyaarisay barnaamij ku aadan sida ay soomaalida Oslo u ciideen.
Sawir/Film qaade:
Deeq C/laahi