News in English Two Men Arrested Before Boarding Plane US Supreme Court Rules Former Somalia PM Top UN envoy calls for national unity on Somalia U.S. destroyer shadows ship under pirate control Somalia seeks answers from Russia on pirates Somalia pirate attacks grow Conference focusing on restoring order in Somalia


Xuseen Shire oo wacdaro dhigay xilli uu wareysi siinayay Calanka


Oslo, Norway (Calanka.com) - 12 - Sebtember -2011

Fanaanka caanka ah ee Soomaalyeed islamarkaana ka tirsan kooxda wadaniyiinta ah ee QEYLODHAAN Xuseen Shire Jaamac ayaa wareysi xiiso leh oo dhinacyo badan taabanaya siiyay shabakadda warbaahinta Calanka.

Wareysigan ayaa ka dhacay magaalada Oslo, caasimadda dalka Norway oo uu fanaanka booqasho ku yimid, isaga oona ka qeyb galay shirka Somali Hope Confrence ee ka dhacay Oslo maalinimadii Sabtida.

DAAWO WAREYSIGA:



Xuseen Shire ayaa ugu horeyn ku amaanay shabakadda Calanka howsha baaxadda weyn ee ay u hayso bulshada Soomaaliyeed, waxaana uu sheegay in ay ka mid tahay hormuudka warbaahinta websiteyada Soomaaliyeed.

Fanaanka ayaanu ka wareysanay arrimo isugu jira taariikhdiisa fanka iyo dareenkiisa ku aadan booqashada uu ku yimid caasimadda dalka Norway ee Oslo.

Wareysiga oo dhameystiran waxaad kaga bogan kartaa fimlka aanu ka diyaarinay (DAAWO FILMKA).

Sawir/Film qaade
DEEQ C/LAAHI
deeqow25@hotmail.com

Wariye
C/fitaax "Lajeclow"





Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda

web counter




©2006-2011 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA.
Kor ku laabo :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.




Foto: calanka