Waxa uu uga mahadceliyay shabakadda Calanka wareysiga ay la yeesheen isagoona ku amaanay howsha warbaahineed ee ay umadda iyo qaranka Soomaaliyeed u hayso.
Jooqle ayaa amagaalada Oslo u soo gaaray howlo la xiriiro fankiisa, isagoona ku qabtay dalka bandhigfaneedyo kala duwan oo magaalooyin kala duwan isugu jira.