News in English Two Men Arrested Before Boarding Plane US Supreme Court Rules Former Somalia PM Top UN envoy calls for national unity on Somalia U.S. destroyer shadows ship under pirate control Somalia seeks answers from Russia on pirates Somalia pirate attacks grow Conference focusing on restoring order in Somalia


Mahiga oo Muqdisho u soo guuray


Capetown, S/Afrika (Calanka.com) - 24 - Janaayo -2012

Augustine Mahiga iyo shaqaale ka tirsan xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNPOS ayaa maanta u soo guuray caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Mahiga iyo raggiisa ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho, waxaana loo galbiyay dhanka xarunta madaxtooyada oo ay kulamo kula qaateen madaxda sare ee dowladda.

Waa markii ugu horeysay mudo 17-sano ah oo xafiis Qaramada Midoobay ka furayo Soomaaliya.



Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda






©2006-2011 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA.
Kor ku laabo :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.