News in English Two Men Arrested Before Boarding Plane ATK Announces Complete Liberty System to Provide Commercial Crew ... Top UN envoy calls for national unity on Somalia U.S. destroyer shadows ship under pirate control Dept of Telecom to take final view of Trai recommendations on May 24 Iowa newspaper endorses wind power PTC extension Wind industry's future may hang on waning tax credit


Salama Restaurant Norway oo adeegyo cusub lagu soo siyaadiyay


Oslo, Norway (Calanka.com) - 05 - Juun -2012

Restaurantiga Salaama ee ku yaal caasimadda dalka Norway ee Oslo ayaa waxaa lagu soo siyaadiyay cunnoyin iyo deegyo kale oo cusub kuwaas oo aan horay looga baran.

Sidoo kale restaurantiga ayaa waxaa iminka ka howlgala mid ka mid ah kuukyada ugu khatarsan Soomaalida kaas oo lagu magacaabo Mr. Shirwan, kana yimid carriga Ingriiska.

DAAWO FILMKA:



Cunnooyinka cusub ayaa waxaa ay isugu jiraan kuwo culus iyo kuwo fudud, waxaana intaa sii dheer cabitaanno fresh ah oo markaasi laguu miirayo.

Salama restaurant ayaa ah restaurantiga ugu khatarsan ee ay soomaali ku leedahay Norway, gaar ahaan caasimadda Oslo.



Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda


hits counter



©2006-2012 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA.
Kor ku laabo :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.