Dukaanka RAAHAALE SENTER ee ku yaalla xaafadda Tøyen ee Oslo oo horay u iibin jiray wax walba ayaa iminka ku soo siyaadiyay xarunta Internet Kafe`iyo xawaalad (Hodan Global) oo ay dadweynuhu aad ugu baahnaayeen.
Dukaanka Raahaale ayaa ku yaal meel dhowr talaabo u jirta halka laga dhisayo masjidka cusub ee soomaalida "Towfiiq", waana goob halbowle u noqon doonta ganacsiga soomaalida marka masjida la soo raro bilowga bisha Sebtember ee sanadkan.
DAAWO FILMKA:
Waxaad sidoo kale ka heli kartaa RAAHAALE kuraasta aroosyada oo iib iyo kiro ahba.
Raahaale Senter ayaa waxaa uu sidoo kale hayaa xafiisyo ay kireysan karaan ganacsatada.
Dukaanka Raahaale cidii daneyneysa in ay la wareegto, waxaa ay kala xiriiri kartaa faah-faahin dheeraad ah milkiilaha dukaanka IBRAAHIM CISMAAN XUSEEN.