k
Sideed u aragtaa naqshadda cusub ee Calanka?
London, UK (Calanka.com ) 04-Maarso-2010

Dhawaan ayaa waxaa naqshadda laga badalay shabakadda warbaahinta ee Calanka, waxaana wali ku socda shabakadda howlo dhismo oo aan rajeyneyno in aanu dhawaan soo gaba-gabeyno.

Hadaba akhristayaasheena ayaanu waxaan go`aansanay in aan la qeybnasanno fikradohooda iyo sida ay u arkaan naqshaddan cusub.

FADLAN KA QEYB QAADO CODBIXINTAN, INOONA SHEEG SIDA AAD U ARAGTO?




Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
:- Dhiibo Fikirkaaga!
Contact webmaster
Copyright © 2007-2010 calanka.com
Qof Designed By: