k
Tacsi tiiraanyo leh Marxuum Dhamme Maxamuud Diini, taliyihii Boliiska X/dheere
Oslo, Norway (Calanka.com ) 13-Maarso-2010

Waxaan halkaan uga tacsiyadeyneynaa dhamaan ehelada iyo qaraabada Allaha u naxariistee Marxuun Dhamme Maxamuud Diini, taliyihii saldhigga Boliiska Xarardheere oo dhowaan geeriyooday, waxaana Eebe uga baryeynaa in uu u dembi dhaafo kana waraabiyo Jannadii Fardowza, dhamaanteena samir iyo iimaan naga siiyo:

Waxaa tacsida diraya


Col.Axmed Jumcaale Geedi
Danjire Maxamed Axmed Caalim
Eng. Ibrahim Mattan Raage
Maxamed Siyaad Raage
Maxamed Axmed Colaad
Aden Haji Moxamud Jaabiri
Cali Nur Maxamed
Maxamed Cali Hussein Baafo
Bootaan Cibaar Shuuriye
Cawil Maxamed Siyaad
Daahir Maxamud Cadde
Cabdikarim Hassan Beereed (Jacfar)
Cabdullahi Xasan Galambe
Cali Xuseyn Nur (Saruurow)
Cabdiraxman Maxamed Saciid (Gentleman)
Liban Abshir Dhoore
Cabdirizaq Xersi Dhuxulow
Xasan Maxamed Iidle
Sheikh Cabdullahi Cilmi Abtidon
Maxamed Maxamuud Cabdi (Dooli)
Xassan Cabdi Weheliye
Cabdullahi Mohamed Jumcaale
Mohamed Deeq Cabdishakur
Cabdullahi Abshir Socdal
Dahir Horeydo
Qaasim Sahal
Cabbas Cusman Cadhood
Cabdi Mohamud Cadde
Maxamed-Deeq Axmed Jumcaale
Maxamed Axmed Dhoore
Cabddulkadir Cusman Cadhood
Cabdullahi Sh. Cali Bood.


Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
Contact webmaster
Copyright © 2007-2010 calanka.com
Qof Designed By: