k
|
|
Waayaha Cusub
oo soo saaray heeso ka dhan ah al-Shabaab
Nairobi, Kenya (Calanka.com ) 17-Maarso-2010
Fanaaniinta da’da yar ee Waayaha Cusub saldhigooduna yahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa geesinimo xoogani muujiyay, kadib markii ay soo saareen laba hees oo ay ku cabirayaan aragtidooda ku aadan kooxda Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa ah awood xooggan oo ka jirta gudaha dalka Soomaaliya kuwaasoo magac diimeed huwan islamarkaana falal Argagax leh ka geysata dalka, iyagoo dila aqoonyahanada, shacabka iyo dhamaan waxgaradka Soomaaliyeed ee aan ku fikirka aheyn iyagoona sheegta in ay ku xiran tahay uru weynaha argagixisada aduunka ee Al-Qaacida. HEESTA 1-aad
|
|
Contact webmaster
|
Copyright © 2007-2010 calanka.com Qof Designed By:
|
|
| |||||||||||||