k
Ninkii ugu gaabnaa aduunka oo geeriyooday
Muqdisho, Somaliya (Calanka.com ) 17-Maarso-2010

Ninkii ugu gaabnaa aduunka ee lagu magacaabay He Pingping ayaa geeriyooday kadib markii lagu soo booday mar qura, isagoona ku geeriyooday cusbitaalka, sida ay qortay wakaalada wararka ee BBC-da.

He Pingping ayaa lagu daray buuga rikoorka aduunka ee loo yaqaan "Guiness Rekordbok" kadib markii uu dhererkiisu noqday 74,6 cm, isagoona loo aqoonsaday ninka aduunka ugu gaaban . Wuxuu noqday 22-jir

Kadaawo hoosta He Pingping oo la taagan ninka aduunka ugu dheer.

Xigasho: http://news.bbc.co.uk/2/hi/europe/8569166.stm


Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
Contact webmaster
Copyright © 2007-2010 calanka.com
Qof Designed By: