.
.

Dukaan cusub oo laga furay Grønland, Oslo - Norway

Oslo, Norway (Calanka.com) - 23-Agosto-2010


Bishaaro, Bishaaro! Waxaa caasimadda dalka Norway ee Oslo, gaar ahaan xaafadda Grønlad laga furay dukaan soomaaliyeed oo lagu magacaabo DHOOF INTER COM, kaasoo aad ka heli karto adeegyo kala duwan sida:


-Taleefanada iibka ah
-Furitaanka taleefanada xiran
-Tigidhada diyaaradaha (Somaliya iyo aduunka kale)
-Sameynta taleefanada iyo computerada halaabay
-Duubista cajaladaha qur`aanka
-Fax-ka
-Xawaalad (AMAL EXPRESS)

AMAL EXPRESS

Xawaaladda Amal Express waxey kaaga mahadcelineysaa in aad ka mid noqoto macaamiisheeda joogtada ah.

AMAL EXPRESS ACCOUNT: 05397050280 ama 15031355750.

AMAL EXPRESS TELEFON: 22171123 ama 21380182

Dukaanka DHOOF INTER COM wuxuu ku yaalaa meel aan laga habaabeyn oo ah xudunka Oslo.

Adresska:
Grønlandsleiret
(Kasoo horjeedka daarta BASAAR)

KALA XIRIIR DUKAANKA TELEFONKA:

47810224 Ama 41177617




Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda





  • Two Men Arrested Before Boarding Plane
  • US Supreme Court Rules Former Somalia PM
  • Top UN envoy calls for national unity on Somalia
  • U.S. destroyer shadows ship under pirate control
  • Somalia seeks answers from Russia on pirates
  • Somalia pirate attacks grow
  • Conference focusing on restoring order in Somalia