.
.

Mucjiso: Masjid minyaaradisa sare laga quustay in la saaro oo mar qura quwado rabaani ah la boodeen

Oslo, Norway (Calanka.com) - 26-Agosto-2010


Mucjiso Rabbaani ah ayaa ka dhacday dalka Nepal kadib markii masjid laga dhisayay dalkaasi oo laga quustay in la saaro minyaarada sare (bisha) ay mar qura la boodeen quwado Rabbaani ah.

Dadkii ka ag dhawaa goobta ay mucjisadani ka dhacday ayaa waxaa ay ku dhawaaqayeen kalimadda Towxiidka (Laa Ilaaha, Ilallaah) intii ay quwadahani saarayeen minyaarada masjidka.

DAAWO MUCJISADA MASJIDKA




Wararka ayaa sheegaya in shirkado badan iyo shakhsiyaad loogu yeeray in ay howshan minyaarada u kala tuuraan masjidka ay ka quusteen.

Dhacdadan oo dhacday dhawaan ayaa waxaa iminka hadal haya saxaafadda caalamka, iyadoona inta badan warbaahinta dalalka muqslimiinta sida Indonesia ay kusoo cel-celinayaan arrinkan.


Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda





  • Two Men Arrested Before Boarding Plane
  • US Supreme Court Rules Former Somalia PM
  • Top UN envoy calls for national unity on Somalia
  • U.S. destroyer shadows ship under pirate control
  • Somalia seeks answers from Russia on pirates
  • Somalia pirate attacks grow
  • Conference focusing on restoring order in Somalia