.
.

Kubad-sameeyihii kooxda Barcelona Zlatan Ibrahimovic oo ku biiray AC Milan

Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) - 28-Agosto-2010


Kubad sameeyihii kooxda Barcelona Zlatan Ibrahimovic ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda AC Milan ee dalka Talyaaniga.

Aduun lacageed oo gaaraya 24-milyan oo Euro ayay Milan kula soo wareegtay laacibkaani u dhashay dalka swedan .

"Aad ayaan ugu farxsanahay in aan imaado Milan oo laacibiin badan iiga soo horeeyeen ,imaashaheygana sahal ma aheyn", sidaasina waxa uu ka yiri tv-ga Sky Sprt-24.

Kooxda Man City ayaa laacibkani horay ugu gaartay qiimo kan ugu sareeyo ee cayaartooy lagu iibiyo laakiin riyaadaas maalqabeenada reer Imaaraad dabeysha ayay raacday .

Dhanka kale kooxda haysta horyaalka Ingiriiska ee chelsea ayaa fariin digniin ah u dirtay kooxaha kale waxa ayna ugu gacan haatiyeen in sanadkaani shartooda yareen ,waxa ayna maanta ku badiyeen laba gool oo nadiif .

Arsenal-na guul tacbaan ah ayay badisay inkastoo maamulka garoonka qeybihi hore ee cayaarta ay si weyn umaamuleen.

Maryama (umu shureem)
seymuun@yahoo.com

Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda





  • Two Men Arrested Before Boarding Plane
  • US Supreme Court Rules Former Somalia PM
  • Top UN envoy calls for national unity on Somalia
  • U.S. destroyer shadows ship under pirate control
  • Somalia seeks answers from Russia on pirates
  • Somalia pirate attacks grow
  • Conference focusing on restoring order in Somalia